Warar Sheegaya in la dilay Bashiir Qoorgaab iyo Dowlada oo War kasoo saareysa dilkiisa

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in duqeyn diyaaradaha dagaalka Mareykanka 22-kii bishii Febraayo ka fuliyeen degmada Saakow lagu dilay Bashiir Maxamed Dudubley (Qoorgaab) oo katirsanaa hogaanka sare ee Al shabaab . Saraakiil katiran ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa noo xaqiijiyay dilka sargaalkan katiranaa Al shabaab, waxaana la filayaa in saacadaha oo aadan dowlada … Continue reading Warar Sheegaya in la dilay Bashiir Qoorgaab iyo Dowlada oo War kasoo saareysa dilkiisa